Yashuuca 21:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wadaadkii Haaruun ahaa reerkiisii waxay siiyeen Xebroon iyo agagaarkeedii, oo taasu waxay ahayd magaaladii magangalka u ahayd gacankudhiiglaha, iyo Libnaah iyo agagaarkeedii,

Yashuuca 21

Yashuuca 21:11-16