Yashuuca 20:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo magaalooyinkaas middood waa inuu u cararaa, oo waa inuu istaagaa iridda magaalada laga soo galo, oo xaalkiisa waa inuu u caddeeyaa odayaasha magaalada, oo iyana waa inay magaalada soo geliyaan, oo meel siiyaan inuu la degganaado.

Yashuuca 20

Yashuuca 20:1-9