Yashuuca 20:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Markaasaa Rabbigu Yashuuca la hadlay, oo ku yidhi,

2. La hadal reer binu Israa'iil, oo waxaad ku tidhaahdaa, Sooca magaalooyinkii magangalka oo aan idiinku sheegay Muuse,

Yashuuca 20