Yashuuca 19:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo soohdintu waxay gaadhay ilaa Taaboor, iyo Shaxasimaah, iyo Beytshemesh, oo soohdintooda dhammaadkeedu wuxuu ahaa xagga Webi Urdun, oo intaasuna waa lix iyo toban magaalo iyo tuulooyinkoodii.

Yashuuca 19

Yashuuca 19:14-28