Yashuuca 18:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay raggii tageen oo dalkii soo dhex mareen, oo waxay soo kala tilmaameen magaalooyinkii oo toddoba meelood u kala qaybsan, oo waxayna ku soo qoreen buug, oo markaasay u yimaadeen Yashuuca oo joogay xerada Shiiloh ku taal.

Yashuuca 18

Yashuuca 18:6-11