Yashuuca 18:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waaxda bari soohdinteeduna waxay ahayd Webi Urdun. Intaasu waxay ahayd dhaxalkii reer Benyaamiin iyo soohdimihii ku wareegsanaa, ee ay u heleen sidii reerahoodu ahaayeen.

Yashuuca 18

Yashuuca 18:12-28