Yashuuca 18:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waaxdii koonfureedna waxay ka bilaabatay meesha ugu fog Qiryad Yecaariim, oo soohdintu waxay martay xagga galbeed, oo waxay u baxday ishii biyaha ahayd oo Neftoo'ax;

Yashuuca 18

Yashuuca 18:13-24