Yashuuca 18:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo soohdintu waxay halkaas uga gudubtay Luus (taasoo ah Beytel), iyo ilaa dhinaceeda koonfureed, oo soohdintu waxay ku dhaadhacday Cataarood Addaar, taasoo u dhow buurta ku taal Beytxooroonta hoose xaggeeda koonfureed.

Yashuuca 18

Yashuuca 18:4-19