Yashuuca 18:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo shirkii reer binu Israa'iil oo dhammu Shiiloh bay dhammaantood isugu soo urureen, oo waxay halkaas ka dhiseen teendhadii shirka; oo dadkii waddankana waa laga adkaaday.

Yashuuca 18

Yashuuca 18:1-7