Yashuuca 17:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo soohdintii reer Manasehna waxay ahayd ilaa Aasheer iyo tan iyo Mikmetaah, taasoo ku hor taal Shekem, oo soohdintu waxay ka baxday xagga midigta, iyo ilaa dadkii degganaa Ceyn Tafuu'ax.

Yashuuca 17

Yashuuca 17:3-8