Yashuuca 16:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo wuxuu dhanka galbeed ka maray soohdinta reer Yaafleetii iyo ilaa soohdinta Beytxooroonta hoose iyo tan iyo xataa Geser; oo soohdinta dhammaadkeedu wuxuu ahaa xagga badda.

Yashuuca 16

Yashuuca 16:1-9