Yashuuca 14:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo maalintaas ayuu Muuse dhaartay, oo yidhi, Hubaal dhulkii cagtaadu ku joogsatay wuxuu dhaxal u ahaan doonaa adiga iyo carruurtaada weligiin, maxaa yeelay, daacad baad u raacday Rabbiga Ilaahayga ah.

Yashuuca 14

Yashuuca 14:4-12