Yashuuca 14:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba maanta iyo maalintii Muuse i diray isku xoog baan ahay; oo intii itaalkaygu waagaas ahaa ayuu haatanna yahay inaan dagaal galo, iyo inaan baxo, soona galo.

Yashuuca 14

Yashuuca 14:5-15