Yashuuca 13:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

iyo dalka reer Gebal iyo Lubnaan oo dhan, xagga qorrax ka soo baxa, inta laga bilaabo Bacal Gaad tan ku taal Buur Xermoon hoosteeda, iyo tan iyo meesha laga galo Xamaad.

Yashuuca 13

Yashuuca 13:3-7