Yashuuca 13:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Reer Ruubeen dalkooduna wuxuu ahaa Urdun, iyo inta soohdintiisa ah oo dhan. Kanu waa dhaxalkii reer Ruubeen iyo sidii reerahoodu ahaayeen, iyo magaalooyinkoodii iyo tuulooyinkoodiiba.

Yashuuca 13

Yashuuca 13:16-26