Yashuuca 11:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasay baxeen, iyagii iyo ciidammadoodii oo la jirayba, oo waxay ahaayeen dad badan, oo tiradoodu waxay ahayd sida cammuudda taal badda xeebteeda, waxayna wateen fardo iyo gaadhifardood aad u badan.

Yashuuca 11

Yashuuca 11:1-13