Yashuuca 11:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo magaalooyinkaas alaabtoodii oo dhan iyo xoolahoodii oo dhanba reer binu Israa'iil way dhaceen, laakiinse nin kasta waxay ku dileen seef ilaa ay wada baabbi'iyeen, oo waxba kama ay reebin intii neefsatay oo dhan.

Yashuuca 11

Yashuuca 11:13-21