Yashuuca 10:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markaasaa Rabbigu wuxuu Yashuuca ku yidhi, Iyaga ha ka cabsan, waayo, iyaga gacmahaagaan kuu soo geliyey. Midkoodna isma kaa hor taagi doono.

Yashuuca 10

Yashuuca 10:1-11