Yashuuca 10:42 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo boqorradaas iyo dalkoodii oo dhan Yashuuca isku mar buu wada qabsaday, maxaa yeelay, Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil baa u diriray reer binu Israa'iil.

Yashuuca 10

Yashuuca 10:32-43