Yashuuca 10:33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Laakiish waxaa u soo hiiliyey boqorkii Geser oo ahaa Horaam, kolkaasaa Yashuuca laayay isagii iyo dadkiisiiba, ilaa uusan waxba ka reebin.

Yashuuca 10

Yashuuca 10:23-41