Yashuuca 10:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kolkay qorraxdu dhacday ayaa Yashuuca amray in laga soo dejiyo geedihii, oo kolkaasay ku tuureen godkii ay markii hore ku dhuunteen, oo markaasay dhagaxyo waaweyn godkii afkiisii saareen, oo waa sidii ilaa maantadan.

Yashuuca 10

Yashuuca 10:19-37