Yashuuca 1:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Miyaanan kugu amrin? Xoog yeelo, oo aad u dhiirranow. Ha cabsan, hana qalbi jabin, waayo, Rabbiga Ilaahaaga ahu wuu kula jiraa meel kastoo aad tagtidba.

Yashuuca 1

Yashuuca 1:2-18