Yashuuca 1:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Addoonkaygii Muuse ahaa waa dhintay, haddaba kac, oo webigan Urdun ka tallaaba, adiga iyo dadkan oo dhammuba, oo waxaad u gudubtaan dalka aan siinayo iyaga, kuwaasoo ah reer binu Israa'iil.

Yashuuca 1

Yashuuca 1:1-11