Yashuuca 1:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo ku alla kii amarkaaga caasiya oo aan dhegaysan erayadaada iyo wax alla wixii aad ku amartid oo dhanba, kaas waa in la dilaa; laakiinse xoog yeelo oo aad u dhiirranow.

Yashuuca 1

Yashuuca 1:17-18