Yashuuca 1:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay Yashuuca ugu jawaabeen, Kulli wixii aad nagu amartay oo dhan waannu yeeli doonnaa, oo meel alla meeshii aad noo dirtoba waannu tegi doonnaa.

Yashuuca 1

Yashuuca 1:10-17