Yashuuca 1:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal xusuusta eraygii addoonkii Rabbiga oo Muuse ahaa idinku amray isagoo leh, Rabbiga Ilaahiinna ahu waa idin nasinayaa, oo wuxuu idin siin doonaa dalkan.

Yashuuca 1

Yashuuca 1:11-14