Yacquub 5:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba, walaalayaalow, dulqaata ilaa imaatinka Rabbiga. Bal ogaada, ninka beerrey ahu wuxuu sugaa midhaha qiimaha leh ee dhulka, isagoo u dulqaata ilaa uu helo roobka hore iyo kan dambe.

Yacquub 5

Yacquub 5:1-16