Yacquub 5:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dahabkiinnii iyo lacagtiinniiba way mirdheen, miridhkooduna markhaati buu idinku noqon doonaa, wuxuuna jidhkiinna u cuni doonaa sida dabka oo kale. Maal baad u urursateen maalmaha ugu dambeeya.

Yacquub 5

Yacquub 5:1-4