Yacquub 5:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Eliyaas wuxuu ahaa nin dabiicaddeenna oo kale leh. Aad buu Ilaah u baryay inaan roob di'in, roobna saddex sannadood iyo lix bilood dhulka kuma uu di'in.

Yacquub 5

Yacquub 5:14-20