Yacquub 5:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin wax walba hortood, walaalahayow, ha dhaaranina; ha ku dhaaranina jannada, ama dhulka, ama dhaar kale; haahdiinnu haah ha ahaato, mayadiinnuna maya ha ahaato, yeydnan ku dhicin xukun hoostiis.

Yacquub 5

Yacquub 5:2-14