Yacquub 3:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Walaalahayow, geed berde ahu miyuu dhali karaa saytuun, ama geed canab ahu miyuu dhali karaa midho berde ah? Sidaas oo kalena biyo dhanaanu macaan ma ay noqon karaan.

Yacquub 3

Yacquub 3:5-16