Yacquub 2:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba haddaad oofisaan sharciga boqornimada siduu Qorniinku leeyahay, Waa inaad deriskaaga u jeclaataa sida naftaada, si wanaagsan baad yeeshaan.

Yacquub 2

Yacquub 2:1-14