Yacquub 2:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

I dhegaysta, walaalahayga aan jeclahayow. Miyaan Ilaah u dooran kuwa ah masaakiinta xagga dunida inay ahaadaan kuwa hodan ku ah rumaysadka oo dhaxla boqortooyaduu u ballanqaaday kuwa isaga jecel?

Yacquub 2

Yacquub 2:1-15