Yacquub 2:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin waxaa la odhan doonaa, Adigu waxaad leedahay rumaysad, anna waxaan leeyahay shuqullo. I tus rumaysadkaaga aan shuqullada lahayn, anna rumaysadkayga shuqulladaydaan kugu tusi doonaa.

Yacquub 2

Yacquub 2:12-20