Yacquub 2:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Maxay tartaa, walaalahayow, haddii nin yidhaahdo, Rumaysad baan leeyahay, laakiin aanu shuqullo lahayn? Rumaysadku ma badbaadin karaa isaga?

Yacquub 2

Yacquub 2:6-16