Yacquub 2:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, kii yidhi, Ha sinaysan; wuxuu kaloo yidhi, Cidna ha dilin. Haddaanad sinaysanin laakiin aad dad disho, waxaad noqotay ku sharciga ku xadgudbay.

Yacquub 2

Yacquub 2:5-12