Yacquub 1:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddii mid isu maleeyo inuu cibaado badan yahay, oo uusan afkiisa xakamayn, laakiin uu qalbigiisa khiyaaneeyo, kaas cibaadadiisu waa wax aan waxtar lahayn.

Yacquub 1

Yacquub 1:16-27