Xabaquuq 2:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Meeshayda aan wax ka dhawro ayaan istaagi doonaa, qalcaddana waan isa saari doonaa, waanan u fiirin doonaa bal waxa uu igula hadli doono, iyo waxa aan uga jawaabi doono cabashadayda.

Xabaquuq 2

Xabaquuq 2:1-10