Xaakinnada 9:51 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse magaalada waxaa ku dhex tiil munaarad xoog badan. Markaasay halkaas ku carareen rag iyo dumarba, iyo kulli wixii magaalada joogay oo dhan, oo intay isku soo xidheen ayay kor u fuuleen munaaradda saqafkeedii.

Xaakinnada 9

Xaakinnada 9:47-52