Xaakinnada 9:44 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay Abiimeleg iyo guutooyinkii la jiray hore u soo rooreen, oo waxay istaageen iriddii magaalada laga soo geli jiray; oo labadii guutona waxay ku yaaceen dadkii duurka joogay oo dhan, wayna wada laayeen.

Xaakinnada 9

Xaakinnada 9:37-54