Xaakinnada 9:38 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Sebul wuxuu ku yidhi isagii, Meeh afkaagii aad ku tidhi, Waa ayo Abiimeleg oo maxaynu ugu adeegnaa? Sow kanu ma aha dadkii aad quudhsatay? Haddaba waan ku baryayaaye, u bax oo la dirir.

Xaakinnada 9

Xaakinnada 9:33-40