Xaakinnada 9:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay abtiyaashiis ula hadleen dadkii Shekem oo dhan, oo waxay u sheegeen erayadiisii oo dhan; kolkaasay qalbiyadoodii u leexdeen inay Abiimeleg raacaan; waayo, waxay yidhaahdeen, Isagu waa walaalkeen.

Xaakinnada 9

Xaakinnada 9:1-6