Xaakinnada 9:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa geedcanabkii wuxuu ku yidhi iyagii, Miyaan ka tagaa khamrigayga ka farxiya Ilaah iyo dadkaba, oo miyaan u kacaa inaan hore iyo dib uga lulmado geedaha dushooda?

Xaakinnada 9

Xaakinnada 9:8-20