Xaakinnada 9:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse geedberdihii wuxuu ku yidhi, Miyaan ka tagaa macaankayga iyo midhahayga wanaagsan, oo miyaan u kacaa inaan hore iyo dib uga lulmado geedaha dushooda?

Xaakinnada 9

Xaakinnada 9:9-16