Xaakinnada 8:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa amiirradii reer Sukod waxay ku yidhaahdeen, Sebah iyo Salmunnac miyey haatan gacantaada ku jiraan aannu colkaaga cunto siinnee?

Xaakinnada 8

Xaakinnada 8:5-14