Xaakinnada 8:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaasaa reer Midyaan loo hoosaysiiyey reer binu Israa'iil hortooda, oo mar dambena madaxooda kor uma ay qaadin. Oo wakhtigii Gidcoon dalku wuxuu nastay afartan sannadood.

Xaakinnada 8

Xaakinnada 8:20-29