Xaakinnada 8:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa dadkii reer binu Israa'iil waxay Gidcoon ku yidhaahdeen, Haddaba noo tali, adiga iyo wiilkaaga, iyo wiilkaaga wiilkiisuba; maxaa yeelay, waad naga badbaadisay gacantii reer Midyaan.

Xaakinnada 8

Xaakinnada 8:12-28