Xaakinnada 8:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu curadkiisii Yeter ku yidhi, Kac oo laa iyaga. Laakiinse wiilkii seeftiisii lama uu soo bixin; maxaa yeelay, wuu baqay, waayo, weli wuu yaraa.

Xaakinnada 8

Xaakinnada 8:17-21