Xaakinnada 8:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasuu Sebah iyo Salmunnac ku yidhi, Raggii aad Taaboor ku layseen siday ahaayeen? Oo iyana waxay ugu jawaabeen, Waxay ahaayeen sidaadoo kale; oo mid waluba wuxuu u ekaa ilmo boqor oo kale.

Xaakinnada 8

Xaakinnada 8:11-27