Xaakinnada 8:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo raggii reer Efrayim waxay Gidcoon ku yidhaahdeen, War maxaad waxan noogu samaysay, oo aad noogu yeedhi weyday, markaad u soo kacday inaad reer Midyaan la dagaallanto? Oo aad iyo aad bay u canaanteen isagii.

Xaakinnada 8

Xaakinnada 8:1-6